Gudoomiyaha Degaanka Buula bartire oo sheegay in dadka qaba baahiyaha gaarka ay u bahan yihiin agabka Naafada

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Deegaanka Buula-Bartire Isaaq Cabdule Hilowle oo ka qeyb galay kulan wacagilin ah oo loo qabtay dadka qaba baahiyaha gaarka ee deegaanka wuxuuna ka hadlay baahiya ay qabaan dadka baahiyaha gaarka qaba ee kunool deegaanka Buula bartire.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here