Gudoomiyaha Deegaanka Singaleer oo ka warbixiyay xaaladda ay wajahayaan dadka ku nool halkaasi

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha wuxuu sheegay in dadka ku nool deegaankiisa ay wajahayaan xaalado adag maadaama ay saameyn ku reebtay daadadka roobabkii da’ay iyo fatahaada Wabiga Jubba uu ka geysanaayo deegaankaasi.
Dadka ku nool deegaanka Singaleer ayaa waxaa saameyn weyn ku reebay roobabkii halkaasi ka da`ay iyo fatahaadaha uu sameynaayo wabiga Jubba, dadka deegaanka ayaa ubadan dad danyar ah oo beeraley ah ayaa wajaha saameynta biyaha Wabiga oo sameyn weyn ku reebay guryaha ay degan yihiin.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here