Gudoomiyaha Deegaanka Qooqaani oo ka warbixiyay Xaaladda Deegaanka

0
255

Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha deegaanka Bilis-qooqaani Muuse Macalin Aadan ayaa waxa uu ka wrbixiyey xaladaha ka jiro deegaanka,Sida dhanka Caafimaadka ,waxbarashada iyo amniga deegaanka.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in deegaanka caqabad ka heysato leerarka cadceeda ku shaqeeyo  waxaa uuna wasaaradda ku shaqada leh ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ka codsaday in deegaanka ay soo gaarto.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here