Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-Qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca danka waqooyi ee magaalada kismaayo,waan deegaan uu illaahay ku manneystay wabi iyo beero dadka ku dhaqan deegaanka inta badan waa beeraley.
Gudoomiyha deegaanka Qaam-qaam Cali Faarax Ismaaciil ayaa ka hadlay baahiyaha dhanka waxbarasho ee ka jira deegaanka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.