Gudoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam oo Dowlad iyo Hay’adda ka codsaday in xarun Caafimaad loo hirgaliyo

0
165
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo,deegaankaan ayaa ku tiirsan daglayada Beeraha waxayna sidoo kale ka mid tahay deeganada loo soo dalxiis tago ee  dowlad goboleedka Jubbland
Xarun Caafimad oo u shaqeeysa bulshada ayaa ka jirin deegaanka,waxayna taasi ay sameeyn badan ku reebtay dadka ku nool deegaanka Qaam-Qaam.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here