Gudoomiyaha deegaanka Janaay Cabdale oo ka warbixiyay baahiyaha deegaanka ka jira

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha deegaanka Janaay Cabdale oo ka warbixiyay baahiyaha deegaanka ka jira, Deegaanka Janaay cabdale oo Kismaayo u jira 60,KM ayaa dadka ku nool waxay isugu jiraan beeralay iyo xoola dhaqato, deegaanka oo aanan wali laga hirgalin adeegyada aas aasiga u ah nolosha aadanaha sida Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here