Gudoomiyaha Deegaanka Hadafoow ee Galbeedka Kismaayo oo codsaday in loo dhiso Xarun Caafimaad

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Hadaafow ee dhinaca Galbeed magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa Ku nool dad badan oo Barakacayaal ah iyo dad deegaan ah kuwaas oo wajahaya daruufo kala duwan oo dhanka nolasha ah sida in deegaankooda uusan leheyn xarun caafimaad taas oo dadka deegaanka ay baahi weyn u qabaan xiligaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here