Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaankaa Buulo-Guduud oo ka kaga beegan dhinac waqooyi Magaalada Kismaayo ayaa waxaynu booqanay degaanka si aanu soo indha-indheeno xaladaha waxbarsho.
Buulo-Guduud waxaa ku yala hal iskuul oo ay wax ka bartaan bulshada deegaanka,Inta badan ardeyda wax ka barta iskuulka ayaa ah kuwa ka hela adeegyada asasiga u ah wasaaradda waxbarashada Jubbland.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.