Gudoomiyaha Deegaanka Bilicsan oo ka hadlay muhiimadda Dhirtu Leedahay

0
75
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bilicsan waa mid kamid ah deegaanada dhaca galbeedka magaalada Kismaayo waana deegaan ay ku noolyihiin dad aad u ilaaliyey dhirtii ku taalay deegaanka, ogna muhiimadda ay leedahay dhirta.
Gudoomiyaha Deegaanka Bilicsan C/risaaq Khaliif Dhaqane oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay muhiimada Dhirtu Leedahay deegaankiisa, isagoona sheegay in dadka kunoool deegaanka Bilicsan ay aad u ilaaliyeen dhirtii horey ku taalay deegaanka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here