Gudoomiyaha deegaanka Baladul-nuur oo kawarbixiyay baahiyaha ka jira deegaanka

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baladul-nuur oo qiyaastii 6 KM dhanka galbeedka kaga beegan magaalada Baladweyne ayaan laheyn goobo Waxbarasho, Caafimaad iyo Ceelal biyaha laga cabo.

Dadka dagan deegaankaasi ayaa u badan xoolo dhaqato iyo beeraley kuwaas oo dhibaato badan kala kulmay isbadalka cimilada sida fatahaadaha iyo abaaraha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here