Gudoomiyaha daladda Naafada Jubbland oo ka warbixisay baahiyaha dadka Naafada ah qabaan

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Naafadda Jubbaland oo la aas,aasay sanadkii 2012 -kii ayaa dhawaan loo badalay dalad ay ku midaysanyihiin dhowr urur ku waas oo u qareema dadka baahiyaha gaar ah qaba ee ku nool deegaanda dowlad goboledka Jubbaland.

Gudoomiyaha dalada naafada Jubbaland Shuri Siciid Axmed ayaa ka warbixisay sida ay ugu qareemaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool deegaanada Jubbaland ayadoona sheegtay inay jiraan dad badan oo baahiyo gaar ah qaba oona xanuunsan ku waas oo u baahan inay helaan  adeeg caafimaadoo fiican.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here