Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo oo ka hadlay sida ay u socdaan dhismiyaasha Wadooyinka

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed oo ka hadlay kulan lagu dafuurayay Som banka ee ayaa waxuu ka hadlay sida ay u socodaan mashruuciyada laga wado magaalda Kismaayo iyo halka ay marayaan dhismayaasha wadooyinka
Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa waxuu fafahiyay halka ay marayaan dhismayaasha wadooyinka ayaa waxuu ugu baqay bulshada in ay ka qeyba qaataan hormarinta deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here