Gudoomiyaha Dagmada Buur dhubo oo Kawar bixiyay xaalada Ay ku suganyihiin dadka Beeralayda

0
366
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dagmada Buur dhuubo Oo Katirsan  Gobolka Gado waxaa Ay kamid tahay meelaha uu Samaynta Kagaaystay Wabiga Jubba .
Waxaa inta badan dadka waxyeeladu kasoogartay fatahaaddaha iyo Roobabkii Xoganaa Ee halkas kada,ay   Ay ubadanyihiin Dadka Beeralayda ah .
Hadaba Wafdi kasocday Dowlada Dhexe Ee soomaliya Oo uu Hogamainayo Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaliya Oo Booqasho ku tagay Dagmada Buur Dhuubo Ayaa u Kuur galay Xaalada nololeed Ee ay ku Suganyihiin Dadka ay Waxyeeladu Kasoo gaartay Fatahaadda Uusameeyay Wabiga Jubaa.
Waxaana Masuuliyiinta   Warbixin kasiiyay Xaalada Dadka Kabarakay Samaaynta ka dhalatay Fatahaadda iyo Roobabka  Halkasi  kada,ay Gudoomiyaha Dagmada Buur Dhubo Xassan Cali Muxumed  Waxaa una Masuuliyiinta kasocday Dowlada dhexe Uu usheegay in ay  Xaalada Dhabta ah ee kajirta Dagmadaan Ay gaarsiyaan Madaxda Dowlada Ugu Saraaysa .

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here