Gudoomiyaha cusub ee midowga ardayda Iskuulaadka degmada Kismaayo oo Xilka lagu Wareejiyay

0
437

Kismaayo(Idaacada Waamo)Munaasabadaan oo uu xila kula wareegayay  gudoomiyaha cusub ee midowga ardayda degmada Kismaayo ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaarahada Jubbaland iyo xidlhibaano.

Qaar ka mid ah mas’uuliyiintii ka qeyb gashay munaasabada ayaa dhiira gelin u jeediyay gudoomiyaha cusub,waxayna ballan qaadeen in ay la shaqeyn doonaan

Gudoomiyaha cusub ee midowga ardayda Iskuulaadka degmada Kismaayo ayaa mahadcelin u jeedisay dhamaan dadkii ka qeyb galay munaasabada,waxayna ballan qaaday in ay ka soo bixin doonto waajibaadka saaran.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here