Gudoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo oo La wareegay Xilkii Gudoomiyaha degmada

0
304

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Munaasabad ay Xilka kula Kalawareegayeen gudoomiyihii hore ee degmada Kismaayo iyo gudoomiyaha cusub ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamed Wasrsame Darwiish.

Fartuun Nuur Aadan :- ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here