Gudoomiyaha Carruurta Otisamka qaba oo ka warbixisay waxyaabaha xanuunkan keena

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Otisamku waa wadar xanuuno ah oo heerar kala duwan leh kaas oo aafeeya kobcida ilmaha sido kalana keena caqabado badan oo soo wajaha caruurta uu cudurkaan haleelo .

Xanuunkaan ayaa ah mid ilmaha qaar ay ku dhashaan astaamaha lagu garta waxaa ka mid in ilmaha marka uu yar yahay uusan ciyaarin ama wax xarakaad ah samaayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here