Gudoomiyaha Barakacayaasha Degmada Kismaayo oo ku Baaqay  in lacaawiyo  Qoysaska Danyarta ee ay  Robabku Saameyeen

0
239

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maal-mihii ugu danbeyay waxaa magaalada kismaayo iyo deegaanada Hoos yimaado   ka da’ayay Robab xoog leh kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshay barakacayaasha Kunool magaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here