Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ku baaqay in la taageero Beeralayda

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland mudane Sheekh Abdi Mohamed Abdirahman ayaa sheegay in loo baahan yahay in si dhab ah loo taageero beeralayda kunool deegaanada Jubbaland si kor loogu qaado wax soo saarka gudaha iyo horumarinta dhaqaalaha deegaanka.

Juweyriyo Hassan ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here