Gudoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la-qaatay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland

0
20

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay sidii loo xoojin la ahaa xariirka ka dhexeeya Federalka iyo dowlada Goboleedyada Xubnaha ka ah dowlada. Gudomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa shir gudoominayay kulanka waxaana ka qeyb ahaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland iyo Gudiga arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Federalka iyo Xariirka dowlad Goboleedyada iyo Xoghaha guud ee Golaha aqalka Sare. Gudomiyaha Gudiga Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Federalka iyo Xariirka dowlada Goboleedyada Sanatar Deeqo Xassan Xussen ayaa waxay ka warbixisay waxyaabaha looga hadlay kulanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here