Gudoomiyah Degmada Kismaayo oo ka hadlay sida ay u socdaan mashaariicada Hormarinta

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa waxuu ka hadlay tababar lagu daahfurayay magaalada Kismaayo  oo laga hadlayay adkaanta nidaamka kormeerka iyo qiimaynta mashaariicda hormarineed ee ka jira dalka iyo sida loga faa’iidesatay ayaa wuxuu sheegay in mashruuca Nagaad uu ka mid yahay mashriicada hormarineed ee laga faa’iiday.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here