Gudoomiha hawewnka gobolka Jubbada hoose oo haweenka ku dhiiragalisay barashada farsamada gacanta.

0
144

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala xarumo si gaar ah Haweenka lagu baro xirfadaha gacanta qaybahooda kala duwan ku waas oo barashadoodu ay muhiim u tahay bulshada qaybahooda kala gadisan .

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose Faadumo Aadan Kateella oo ka qayb qaadatay furitaanka dhowr xarumod oo hawwnka lagu baro farsamada gacanta ayaa ka warbixisay muhiimada ay haweenka u leedahay in ay bartaan xirfadaha farsamada gacanta waxaa ayna sheegtay in sanad walba xarumaha farsamada gacanta ee kismaayo ku yaala ay ka qalin jabiyaan haween bartay xirfado kala duwan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here