Gudoomiyaha Waxbarshada Degmada kismaayo oo ka hadlay muhiimada uu macalinka u leeyahay Bulshada

0
82
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalinku waxuu ka mid yahay asaaska waxbarshada Ardeyga wUxuuna qeyb weyn ka qAataa sare u qaadista aqoonta ee Ardeyga.
Wasaraadda waxbashada Jubbaland ayaa  waxaa sanadkaan ay heleen macalimiin gaarayo ku dhawaad Afar baqol  macalimiin ah oo  lagu yareenaya baahada macalimiin la,aanta ka jirta iskuulada ku yaalla Degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here