Gudomiyaha degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafada deegaanka

0
181
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dad is jecel iyo dal dhisan waxaa la helaa ama ay imaan kartaa marka qof, ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad ku ah habsami u socodka horumarka dalka,gaar ahaan goobaha laga fuliyo adegyada bulshada sida waddooyinka,suuqyada iyo wixii kale oo la mid ah.
Gudomiyaha degamada Kismaayo Cumar Cabdullahi Maxmed Farweyn oo aan ku booqday xafiiskiisa ayaa waxuu bulshada ugu baaqay in dhowraan naafaada deegaanka.
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here