Beeraleyda deegaanka Mubaarak oo loo jeediyay baaq ku aaddan tacbashada Beeraha

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Malma kahor Kaqeyb galay xarig jarka tuulada Mubarak ee waqooyiga Degmada Kismaayo ayaa u mahadceliyay cid kasta oo gacan ka geysatay hirgilinta tuulada Mubaarak Gudoomiyaha ayaana sidoo kale u mahadceliyay dadka kasoo jeeda deegaanka ee Ceel biyoodka u hirgaliya kaas oo muhiim u ah dadka deegaanka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here