Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qabaneysay Hay’adda UNISOM waaxda Xuquuqul insaanka waxaana Loo qabtay Gudiyada joogtad ah Ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbalad Gaar ahaan Guddigga Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Guddigga Caddaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha Diinta iyo Guddigga Arrimaha Gudaha iyo Amnigga Ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland
waxaana Tababar u u ku saabsana dhowrista Xuquuqda aadanaha iyo sidii sare loogu qaadi lahaa adeegyada bulshada ay u haayaan Gudiyadaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.