Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa maanta kulan ku wada yeeshay gudiga golaha wakiilada Jubbaland iyo maamulka garoonka diyaaradaha Kismaayo kaas oo looga hadlaayey sidii wax looga ogaan lahaaa adeegyada ay bulshada u ahaaan maamulka garoonka.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.