Gudiga Xiriirka Ciyaaraha Diinsoor oo codsaday in laga caawiyo dhismaha garoonka kubada cagta Degmada Diinsoor.

0
140

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha kubada cagta Degamada Diinsoor Maxamuud Maxamed Xaaji ayaa ka warbixiyay diyaar garowga kooxaha ka dhisan degmada Diinsoor, isagoo codsaday in laga caawiyo dhismaha garoonka kubada cagta Degmada Diinsoor.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here