Gudiga Xalinta Khilaafadka Deegaanka Buulogaduud oo Ka Warbixiyey howlaha ay qabtaan iyo sida ay Shaqeeyaan. 

0
159

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Gudiga xalinta khilaafadka deegaanka buulogaduud ayaa ka warbixiyay howlaha ay qabtaan iyo sida ay u xaliyaan khilaafyada waxayna sheegeen in kiisaska ugu badan ee ka dhaca Buulagaduud ee ay xaliyaan ay yihiin is qabqabsiga beeraha iyo dhulalka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here