Gudiga Xaaladaha Deg-Dega ah oo Kulan ka yeeshey saameynta Fatahaadda Baydhabo

0
75
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkan ay yeesheen Gudiga ka jawaabida Arrimaha Deg-deg ayaa looga hadlaayey Sidii loo taakuleyn lahaa dadkii uu saameyey Roobabka ka da’aya Magaalada Baydhabo iyo Deeganada ku hareereysan tiro dad ahna ay ku dhinteen daadadka ku soo rugmadey Qoysas badana ay Guriyahooda ka barakaceen.
Gudoomiye ku-xigaan amniga iyo siyaasada Degmada Baaydhabo Isaaq Maxamed Cali ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ka soo baxay kulananka looga hadlayay taakulaynta dadka ay roobabku saameeyeen ee ku nool Magaalada Baaydhabo iyo deegaanada kale ee KGS.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here