Gudiga Shaqalaha Rayidka Jubbaland oo xilalka ukala wareejiyay Agaasimihii hore iyo kan cusub ee Wasaarada Warfaafinta Jubbaland

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga Shaqaalaha rayidka Dowladda Jubbaland ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Miski Yuusuf Cali iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Badal Cabdi Jaamac oo horay u ahaa Agaasimaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here