Gudiga shaqaalaha rayidka Jubbaland oo xilalka ukala warejiyay Agasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo kan cusub

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga Shaqaalaha rayidka Dowladda Jubbaland ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Miski Yuusuf Cali iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Badal Cabdi Jaamac oo horay u ahaa Agaasimaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here