Gudiga Madarsada Axmed bin Xambal ee magaalada Ceynaba oo bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in la qayb qaato dhismaha Madarasadaasi

0
114

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Gudiga gacanta ku haya dhismaha madarasada Axmed binu Xambal ee magaalada Caynaba ayaa bulshada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qayb qaataan dhismaha Madarasadaasi.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here