Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Kulanka gudiga maamul daadajinta golaha wasiiradda Jubbaland oo saddaxdii biloodba mar la qabto ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo, waxaana shir gudoomiyay Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.