Gudiga ka hortaga Karona Feyras ee Jubbaland oo la kulmay Hay’adaha Samafalka

0
291

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gudiga ka hor taga Carona-virus ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Hay’adaha Samafalka kala hadlay sidii looga hor tagi lahaa cudurka dunida dhibaatada badan ku haya ee Covid-19.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here