Gudiga Ka Hortaga Covid-19 oo Ka Shiray Dabaaldega Ciidul Fidriga

0
378

Muqdisho(Idaacadda Waamo)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19,kaas oo habeen walba hab mareegta Internet-ka ah ay ku qabsadaan Xubnaha Guddiga.

Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshe ay bulshadu maalmaha ciidda ugu damaashaadi karaan faxadda ,iyada oo la joogteynayo tallaabooyinka lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here