Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Koonfur-galbeed oo faah-faahiyay saameynta roobkii ka da’ayey magaalada Baydhabo

0
68
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da’ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan dhaliyey ayaa sababay in ay kala go’aan xaafadaha Magaalada.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed oo ka tirsan Guddiga Gurmadka fatahaadaha Koonfur galbeed ayaa faah faahin ka bixiyey saameynta roobkii saacadaha badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo Isagoona warbaahinta la wadaagay xogta gudigu aruuriyey mudadii uu socday roobka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here