Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Jubbaland Oo Kawar Bixiyay Halka Ay Mareyso Howsha Gurmadka.

0
375
Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudigaan Oo Ay Hurmuud Uyihiin Culimada Magalada  Ganacsato Dhalinyaro Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kismaayo Waxaana Ay Gudigaan Uqeybsamaan Qeybta Lacag Aruurinta Iyo Xubno Gudiyo Ah Kuwaas Oo Dhamaantood Isu Tagay Howshaan Isxilqaanka Ah Ee Loogu Gurmanayo shacabka Ay Fatahaduhu Sameyeen Gaar Ahaan Shacabka magalada Baladweyne Ee Xaruunta Gobolka Hiiraan
Xunaha Gudigaan Oo Shirjaraid Kismaayo Kuqabtay Ayaa Kawar Bixiyay Howlaha Gurmadka Iyo Halka Ay Wax Umarayaan
Sheeq Axmed Siiro Oo Kamid Ah Gudigaan Ayaa War Barbahinta Lahadlay waxuna shegay in Howsha Gurmadka  Ay Shacab Badan Oo Rer Kismaayo Ay Kawada Qeyb Qateen
Magaloyin Badan Oo Kuyaalo Kudaha Dalka Iyo Dibada Ayay Kasoconayaan Howlahaan Gurmadka Ah Waxaana Ay Magalada Kismayo Kamid Tahya Melaha Laga Sameyay Gudiyo Dadka Dhex Gala Oo Kaso Aruuriyo Waxa Ay Awoodaan.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here