Gudiga Gurmadka Abaaraha Jubbaland oo shir ka yeeshay Xaaladda Deegaanka

0
232

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga gurmadka abaaraha Jubbaland oo Shir ku yeeshay xarunta wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa waxaa uu ahaa kulan ballaaran oo ay diiradda ku saarayeen sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jiro deegaanno ka tirsan Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here