Gudiga doorashooyinka heer fadaraal oo maanta Kismaayo loogu sameeyey kulan sagootin iyo mahad-celin

0
258
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminyay guddoomiyaha gudiga doorashooyina heer federaal ee FEIT Muuse Geelle Yuusuf iyo gudoomiye ku xigeenka gudiga ayaa laga sagootiyay magaalada Kismaayo.
Wafdigan oo howla shaqo u joogay magaalada ayaa inta ay san ka bixin garoonka kulan la qaatay odayaasha dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here