Gudiga Doorashada Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo Shaaciyay habraaca rasmiga ah Doorashada

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalmaha soo socoto magaalada Kismaayo waxaa lagu qaban doonaa Doorashada Hogaanka Ururka Kubadda Cagta Jubbaland, waxaana ku tartami doono musharixiin kala duwan kuwaas oo dhamaantood doonaya iney qabtaan xilka Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland.
Hadaba Gudiga Doorashada Ururka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa maanta shaaciyey soona soo saaray habraaca rasmiga ah Doorashada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here