Gudiga doorashada Ururka dhalinyarada Jubbaland oo ka warbixiyay habsami u socodka howlaha doorashada.

0
363

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Iyadoo dhawaan la rajeenayo in la qabto doorashada gudoonka dhalinyarada Jubbaland ayaa waxaa ka warbixiyay,Cabdijabaar Maxamed Jaamac oo ah gudoomiyaha gudiga doorashada Ururka dhalinyarada Jubbaland,habka ay u socdaan hanaanka doorashada Guddoonka dhalinyarada Jubbaland.

Cabdiraxiim Deeq Muuse,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here