Gudiga doorashada dhalinyarada Jubbalnd oo ka warbixiyey Waqtiga ay dhaceyso doorashada hogaanka dhalinyarada.

0
352

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Bulshada  soomaliyeed ayaa waxa lagu qiyaasaa in %70 ay dhalinyaro yihiin haddaba dhalinyarada ku nool deeganada Jubbalnd ayaa waxa ay dadaalo badan ku bixiyeen sidii loo hormarin lahaa deegaanka.

Burburkii Dowladii dhexe ee Dalka ka dib dhalinyarada ayaa waxaa ay kaalin mug leh ka qaateen samatabixinta dalka iyadoona dadka qaar ay aamin san yihiin in dhalinyarada loo adeeg saday fikrado kala duwan
Dhawaan Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbalnd waxa ay ku dhawaaqday in la qabanayo doorasho hogaanka dhalinyarada Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here