Gudiga doorashada dhalinyarada Jubbaland oo walaac ka muujiyay qabsoomida doorashada

0
270

Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiyaha gudiga doorashada dhalinyarada Jubbaland ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan qabsoomida doorashada waqtigii loogu talagalay,hadii aan la helin qarashkii lagu maareyn lahaa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here