Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masjidka Rowda oo loo garan og yahay masjidka Baajuunta waa mid kamid ah masaajidii ku taala xaafada calanleey ee magaalada kismaayo waxaana uu dhisnaa muddo lagu qiyaasay 90 sano.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.