Gudiga dhismaha Masjidka Al-jaamacul Kabiir ee magaalada Kismaayo oo codsaday in laga qeyb qaato dhamaystirka dhismaha Masjidka

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Muddo Sanad iyo bil ah ayuu Soconayaa dhismaha Masjidka Weeyn ee   Al-jaamacul Kabiir oo Ku yaallo Xaafadda Farjano ee  magaalada Kismaayo, Waxaana Heerkaan soo gaarsiiyay Shacabka Soomaliyeed,Sheekh Cali Nuur Sheekh Aadan  iyo Gudiga dhismaha Masjidkaan ayaa shacabka Soomaaliyeed Ka Codsadeen in laga soo qeyb Qaato dhameystirka Masaajidkaan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here