Gudiga Culimada Xaafadda Dalxiiska ee magaalada Kismaayo oo 120 Kiish Shamiindo ah gaarsiiyay Masaajid

0
234
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda cadaaladda arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sameeysay gudiyo ka kooban Culimada magaalada Kismaayo kuwaas soo loo xil saaray dhismayaasha masaajidda iyo kuwa u baahan in loo sameeyo dayactir.
Muhiimadda gudiyada loo sameeyey ayaa ah hormarinta Caddaalada iyo Arimaha diinta Jubbaland,hadaba gudiga culimada Masaajidda ee Xaafadda Dalxiiska ayaa waxay 120 loor oo shamiindo ah gaarsiiyeen laba Masjid oo qeyb ka ahaa masajid la doonayay in la dhameystiro dhismahooda
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here