Gudiga Culimada Tartanka Qur’aanka Kariimka oo lagu soo Dhaweeyey Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee dowlada Goboleedka Jubbaland oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan kusoo dhaweeyay Gudiga Culimada Tartanka Qur’aanka Kariimka ee sanad walba bisha barakeysan ee Ramadaan lagu qabto magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here