Gudiga abaaraha Jubbaland oo deeq raashin gaarsiiyey dadkii ay abaarta saameysay

0
177
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiga ka jawaabista Abaaraha iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa Deeq isugu jirta Bur, Bariis, sokor iyo Saliid gaarsiiyey dadkii ay Saameysay abaartii ku dhufatay deegaanada Jubbaland,kuwaas oo ku soo barakacay deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo.
dadka ay saameysay abaarta ayaa ku xoolo waayey waxayna soo maciin bideen iney soo gaaraan tuulooyinka iyo magaalooyinka ugu dhow.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here