Guddoonka Ciyaaraha Baladweyne oo wada qorshe lagu bilaabayo tartan loo qabanyo dhalinyarada

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha ururka kubadda cagta Beledweyne Cismaaciil Cali Xasan oo u waramaywrbaahinta ayaa sheegay ineey bilaabeen qorshe tartan kubadda cagta ah loogu qabanayo da-yarta ku jira akadamiyadaha lagu diyaariyo ciyaartooyda ee ku yaalla Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here