Guddoomiyii hore ee Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland oo Xilkii Wareejisay

0
306
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabd kooban oo ka dhacday xarunta Hay’adda xaqootiga iyo barakacayaasha dowlad goboledka Jubbaland ee magaalad Kismaayo ayaa waxaa si rasmi ah xilkii gudoomiyha Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaash u wareejisay Maryan Cali Cumar oo horay u ahayd Gudoomiyaha Hay’adda .

Xaflada xil wareejinta oo ahayd mid kooban ayaa waxaa goob-joog ka ahaa dhamaan shaqaalaha ka howl gala xarunta dhexe ee Hay’adda waxaana halkaas xilka gudoomiya kula wareegay  Maxamed Sheekh Khadar oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii Hay’aada.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here